Maleeshiyada Kooxda Al-shabaab ayaa Qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho ka Mamnuucay in ay ka Shaqeeyaan Mootooyinka Saddex Lugooleeyda ah ee Soomaalida ay u Taqaano Bajaajka. Mootooyinkaan oo Labadii Sano ee ugu Danbeeyey ku soo batay Magaalada Caasimadaa ee Muqdisho ayaa waxaa ay Noqdeen kuwo intabadan ku faafay Xaafadaha Magaalada Muqdisho. Horjoogaha Al-shabaab ugu magacaaban [...]
↧