Waxaan aad ugu xumahay in amnigii Xamar uu noqday mid aanan weli leeysku haleeyn karin marba haddii Vila-Somali loogu tagay Madaxweeynahii dalka, balse waxaan aniga iyo rag faro badan u arkaan xalka sida Somaliland kaga guuleeysatay Al-shabab sida Puntland kaga guuleeysatay Al-shabab oo ah qaab qabiilku uu yahay kan badbaadinkara gobolwalba iyo degmo walbaa, waxaan [...]
↧