Innaa Lillaahi Wa innaa illeyhi raajicuun Warsaxaafadeed Muqdisho, February 22,2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeybgalay aaska Xoghayihii joogtada ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Marxuum Maxamuud Xersi Cabdulle oo lagu aasay dugsiga Tababarka ciidanka Booliska ee Jeneraal Kaahiye (Ex. Iskool Bolisiya). Aaska marxuum Maxamuud Xersi Cabdulle oo shalay ku [...]
↧