Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Shirkii Golaha Wasiirada Oo Go’aano Ay Kasoo Baxeen.

Warsaxaafadeed 22/2/2014 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa gudoomiyay shir aan caadi ahayn oo caawa lagu soo gaba gabeeyay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya iyadoo looga hadlay arimo ay kamid yihiin qorshaha dhanka amaanka ah ee Xukuumadda Soomaaliya iyo ka-hortagga falalka argagixisanimo ee kooxaha Nabad-diidku ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed. Waxaa kaloo kulankaasi looga hadlay weerarkii la fashiliyay ee [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles