Mogadishu, 24 February 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir-gudoomiyey shirkii Guddiga Sare ee Wadashaqeynta (High Level Partnership Forum). Waxaana goob-joog ka ahaa Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Nicolas Kay, Wasiiradda, Arrimha Dibadda, Ammaanka, Maaliyadda iyo Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Somaaliya, Wakiilka Gaarka ah Midowga Afrika ee Soomaaliya, [...]
↧