Ayaan C/llahi Aadan — Fariintaani waxa ay ku soctaa Madaxweynaha, Ra’isul wasaaraha, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Taliyaha Militeriga, Taliyaha Nabadsugida Qaranka iyo Taliyaha Boliska Soomaaliyeed. Askarigu waxa uu leeyahay Xuquuq, Shaqaalaha Dowladda waxa ay horumuud u yihiin orumarka iyo horu u socdka Dalka, waxa ay had iyo jeer naftooda u haligayaan Dalka iyo Madaxda Dowladda. Lama maqal [...]
↧