Xil-Wareejin ka dhacday safaarada Soomaaliyeed ee Turkiya
Ankara, 13 July 2015 | Munaasabad si heer sare ah uga dhacday xaruunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uga furan dalka Turkiga magaala madaxdiisa Ankara maanta oo Isniin ah,...
View ArticleR/Wasaare Cumar C/rashiid oo booqday Cadaado iyo Garoowe
Garowe, July 13, 2015 – R/Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa galabta tagey magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, isagoo uga sii gudbay magaalada...
View ArticleMadaxweynaha iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Norway oo ka wadahadley...
Addis Ababa, 14 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Addis Ababa kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee...
View ArticleMadaxweynaha oo khudbad ka jeediyay shir looga hadlayey xawaaladaha
Addis Ababa, 13 July, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay shir sare oo madaxda dalalka xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD ay...
View ArticleWasiirka Amniga oo faray ciidanka in ay Bulshada dhibaatada ka daayaan.
Muqdisho, 14, July 2015: Wasiirka Amniga ee Dowlada Federalka Somalia, Cabdirizaq Cumar Maxamed, ayaa sheegay in ciidamada dowlada ay wadaan howlgal ballaran si ay u sugaan nabada magalada Muqdisho iyo...
View ArticleDuruufaha ku gedaaman Qoys Xanuun ku habsaday oo ku Nool Gabiley
Waa Afar qof oo walaallo ah oo ku naafoobay Xanuun aan la garayn oo Asiibay iyo qaylo-dhaanta ka soo yeedhay” “Hooyo Afartaa qof mid aan xoogiisa ku shaqaysan jirini ma jiro, mid walba mar uunbaa la...
View ArticleMadaxweynaha oo la kulmey Madaxa Iskaashiga Caalamiga ee Midowga Yurub
Addis Ababa, 14 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Addis Ababa kulan kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Sweden, Kjell Stefan...
View ArticleGeneral Maxamed Sheikh Xasan Xaamud oo la dalacsiiyay
Muqdisho, 14, July 2015: Taliyaha Ciidanka Booliska General Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa la dalacsiiyay ka dib marki Dekreto ka soo baxday xafiiska Madaxeynaha Dowlada Feferalka, Xasan Sheekh...
View ArticleDayaaradaha, Soomaaliya ka baxa, oo loo diiday Kenya.
Muqdisho, 15, July 2015: Dowalada Kenya ayaa ku dhawaaqday in dayaaradaha Soomaaliya ka imaanaya ayna ku soo degi karin garoomada Kenya. Arintaas waxa ay barbar socota imaanshaha Madaxweynaha...
View ArticleCiidannimo ma ceeb baa?
Ciidan Qoroshadii Ma Ceeb laga carariyo cilmi aan cidi doonayn bay noqotay? Markaan taarikhda Soomaaliya gaar ahaan ciidankii Soomaliyeed aan dib u milicsano qiimihii iyo sharaftii uu lahaa waxaa mudan...
View ArticleShirki Garowe oo xalay la isku mari waayay
Muqdisho, 15, July 2015: Shirki sadax geesood ah ee ka dhaxeeyay Puntland, Jubaland iyo Dowlada Federalka. Shirkaan ayaa hada laba maalmood socda ayada oo wax hor umar ah an laga gaarin. Puntland oo...
View ArticleSomalis To Boycott MOA For Celebration In Stand With Black Lives Matter
July 14, 2015 | MINNEAPOLIS (WCCO) – Some in the Twin Cities Somali community are boycotting the Mall of America for their end of Ramadan celebration this week because of charges against Black Lives...
View ArticleQarax ka dhacay Degmada Xamar-jajab
Muqdisho | September 15, 2015 | Injineer u shaqeynayay Dowlada Soomaaliya ayaa maanta lagu dilay Qarax loogu xiray gaarigiisa, Waxaana Qaraxan lagu dilay Injineerku uu ka dhacay albaabka gurigiisa oo...
View ArticleWasiirka qorsheynta ayaa qurba joogta ugu baaqay inay ka qeyb qaataan...
Muqdisho | September 15, 2015 – Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Ceynte ayaa ka qeyb galay qalab caafimaad oo gabar Soomaaliyeed...
View ArticleQ & A: The Fight Against Somali War Crimes.
Kathy Roberts, Legal Director at The Center for Justice and Accountability. HANDOUT. September 15, 2015 The U.S. Court of Appeals for the Fourth Circuit will hear oral arguments on Wednesday over...
View ArticleSafiir Sanbalolshe oo dhiibay waraaqihiisa aqoonsiga ee danjiranimo
By Banadir.com | Ankara,16th September 2015 | Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya wakiilka uga noqon doona dalka Turkiga Ambassador Cabdullahi Mohamed Cali (Sanbalolshe) ayaa shalay...
View ArticleUNHCR iyo Talyaaniga oo ku heshiiyay sida loo caawin lahaa Qaxootiga Somaaliyeed
Muqdisho, 16 September 2015: Dowladda Talyaaniga iyo hay’adda UNHCR ayaa magaalada Nairob ee xarunta dalka Kenya ku kala saxiixday heshiis lacageed oo ay Talyaaniga ugu talagashay in lagu caawiyo...
View ArticleShir looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya oo lagu soo gabo gabeeyay Dubai
Muqdisho | September 16, 2015 | Shir looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya oo ay ka qeybgaleen Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada Dubai ee dalka Isutaga...
View ArticleFESTU Mourns the Killing of Two Workers in Mogadishu
Press Release Muqdisho | September 16, 2015 – The Federation of the Somali Trade Unions (FESTU) mourns the loss of two workers in Mogadishu and condemns the assassination in the strongest terms...
View ArticleWafdigii waday barnaamijka Jinsiyada ayaa Ottawa soo booqday warbixin dheerna...
Ottawa | September 15, 2015 – Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru-dowlaha Arimaha Gudaha ee dowlada Federalka mudane Abdirashid Mohamed Hidig ayaa booqasho ku yimid magaalo madaxda Canada ee Ottawa. Wafdiga...
View Article