Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

R/Wasaare Cumar C/rashiid oo booqday Cadaado iyo Garoowe

$
0
0
Garowe, July 13, 2015 – R/Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa galabta tagey magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, isagoo uga sii gudbay magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland, waxana mudadii koobnayd ee uu jooga Cadaado la kulmay hoggaanka Maamulka KMG ah ee Galmudug. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Cadaado kula kulmay Madaxweynaha Maamulka […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles