Muqdisho, 15, July 2015: Dowalada Kenya ayaa ku dhawaaqday in dayaaradaha Soomaaliya ka imaanaya ayna ku soo degi karin garoomada Kenya. Arintaas waxa ay barbar socota imaanshaha Madaxweynaha Maraikanka Obama ee ku aadan bishaan 25-keeda. Manoah Esipisu oo ah afhayeenka Madaxtooyada Kenya, ayaa sheegay in an loo ogolaan-doonin dayaaradaha Soomaaliya ka imaanayo in ay ku soo […]
↧