Ankara, 13 July 2015 | Munaasabad si heer sare ah uga dhacday xaruunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uga furan dalka Turkiga magaala madaxdiisa Ankara maanta oo Isniin ah, taariikhduna ku beegnayd 13ka July 2015, ayaa waxaa lagu sameeyay xil-wareejin la xiriirtay maamulka Safaaradaas. Danjirihii hore ee Safaaradda Mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan ayaa xilkii maamulka […]
↧