Addis Ababa, 14 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Addis Ababa kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Boqortooyada Norway Børge Brende. Madaxweynaha iyo Wasiirka ayaa ka wadahadley xiriirka labada dal, iyo kaalinta Norway ay ka qaadaneyso taageerada hawlaha dib u dhiska iyo mashaariicda horumarinta ee Soomaaliya. […]
↧
Madaxweynaha iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Norway oo ka wadahadley xoojinta iskaashiga labada dal
↧