Muqdisho, 14, July 2015: Wasiirka Amniga ee Dowlada Federalka Somalia, Cabdirizaq Cumar Maxamed, ayaa sheegay in ciidamada dowlada ay wadaan howlgal ballaran si ay u sugaan nabada magalada Muqdisho iyo hareeraheeda. Si howlgalada an qas uga imaan, ayuu Wasiirku kula dardaarmay ciidanka, in ay dhibaata ka joojiyaan Bulshada oo dhaqankooda iyo akhlaaqdooda ilaashadaan. “Waxan Booliska kula […]
↧