Addis Ababa, 13 July, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay shir sare oo madaxda dalalka xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD ay kaga doodayeen doorka xawaaladaha ay ka qaadan karaan maalgashiga barnaamijyada horumarinta. Shirkan oo ka dhacay magaalada Addis Ababa, ayaa barbar socda Shirweynaha 3aad ee Caalamiga ee […]
↧