Muqdisho, 14, July 2015: Taliyaha Ciidanka Booliska General Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa la dalacsiiyay ka dib marki Dekreto ka soo baxday xafiiska Madaxeynaha Dowlada Feferalka, Xasan Sheekh Maxamud, marki hore, ahaa sareye guuto una gudbay darajada Sareeye Gaas. Munaasabada lagu dalacsiiyay generaalka, ayaa waxaa goob jog ka ahaa: labada gole ee dowlada Soomaaliya, saraakiisha […]
↧