Irving 9th-grader arrested after taking homemade clock to school: ‘So you...
After taking a homemade clock to school, Irving MacArthur High student Ahmed Mohamed, 14, was taken in handcuffs to juvenile detention. Police say they may charge him with making a hoax bomb — though...
View ArticleQabyo-Qoraaleedka koowaad ee Hindiso-Sharciyeedka Jinsiyadda
MUQDISHO- SOOMAALIYA 06, June 2015 KA AQRISO HALKAAN Qodobka 1aad: Tilmaamaha iyo Eray Bixint. Marka Sharcigan la raacayo ereyada soo socda waxeey leeyihiin micnaha mid waliba ku hor...
View ArticleObama Oo Warqadihii Aqoonsiga Safiirnimo Ka Guddoomay Safiirka Soomaaliya U...
Mogadishu | September 18, 2015 | Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa shalay munaasabad ka dhacday Aqalka Cad ee Dalkaasi wuxuu warqadihii aqoonsiga kaga guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya...
View ArticleWasiirka Warfaafinta Oo Dhalinyarada Soomaaliyeed Ugu Baaqay Xoojinta...
Muqdisho | September 18, 2015 | Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ka qeyb galay kulan dhalinyarada Soomaaliyeed ay...
View ArticleThe politics of insecurity in Somalia
Burundian soldiers serving with the African Union Mission in Somalia (AMISOM) man a checkpoint 15 May 2012, in the area surrounding Baidoa airstrip in central Somalia. (Photo: Courtesy of WikiCommons)...
View ArticleDanjiraha Soomaaliya ee Uganda oo suxufiyiin tababar ugu soo xiray Kambala
Muqdisho | September 18, 2015 | Danjiraha Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa Suxufiyiin iyo agaasimayaal warbaahineed tababar ugu soo xiray magaalada Kambala. In ka badan Sodon suxufi oo ay ku jiraan...
View ArticleGudoomiyaha Gobolka Gardafuu ee Puntland oo la kulmay duqa Magaalada Torino...
Guddoomiyaha Gobolka Gardafuu ee Dawlada Puntland C/qaadir Maxamed Yuuusuf iidi oo mudooyinkii ugu danbeeyay ku sugnaa magaalada Turino ee dalka talyaaniga asagoo Cusmaad rasmi ah ka helay...
View ArticleWasiir Farkeeti “Waxaan wadnaa qorshe aan isugu keeynayno dowladda dhexe iyo...
Muqdisho | September 19, 2015 | Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim “Farkeeti” oo shalay ka qayb galay kulanka Jimcaha ee ka baxa Radio Muqdihsho iyo TV...
View ArticleWaxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 19 September 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka...
View Articlekulan looga hadlay Nabadda iyo is dhexgalka Bulshada oo Muqdisho ka dhacay
Mogadishu, 19 September 2015 – Kulan looga hadlayay sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen Maamulka iyo Shacabka Degmada Cabdicasiis oo ay ka qeybgaleen Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda ayaa lagu qabtay...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Xukuumada oo ka tacsiyeeyey geerida Sh. Rashid Bin Maxamed...
Muqdisho, September 19, 2015——Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Madaxweyne Ku-xigeenka ahna Ra’iisul Wasaaraha...
View ArticleGuddoomiyaha rugta ganacsiga Soomaaliya oo heshiisyo ganacsi la saxiixday...
Muqdisho, September 20, 2015—Gudoomiyha ruugta Ganacsiga ee Soomaliya Maxamuud Cabdi Gabeyre iyo wafdi la socday oo maal mahan booqasho ku joogay caasimada dalka Turkiga ayaa heshiis isfahan ah kula...
View ArticleNUSOJ oo ku baaqday in la baaro shilka AMISOM ay ku dhaawacday wariye Gacan
Muqdisho, 20 Sept. 2015:- Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo qaabka uu weriye ka tiirsan Radio Muqdisho qeybta ciidamada uu ugu dhawacay gaari...
View ArticleWasiirka shaqada oo tilmaamay in dhallinyarada ay abuurayaan fursado shaqo
Muqdisho, September 20, 2015— Kulankan wadatashiga oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada ayaa waxaa looga hadlayey sidii dhallinyarada loogu samayn lahaa Barnaamijyo shoqo...
View ArticleDaawo Sawirrada: Ciyaar dhaqameedka Kobdhoodka oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho, September 20, 2015— Ciyaarta loo yaqaano Kobdhoodka oo ah ciyaar dhaqameed la ciyaaro xiliyada nabadda ayaa galab kasta lagu qabtaa magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galaan dad kala...
View ArticleGabar ka tirsan Booliiska oo Muqdisho lagu dilay
Muqdisho, September 20, 2015— Gabar ka tirsanayd ciidamada Booliska isla markaana ka ganacsanesay suuqa Qudaarta ee Ansaloti, magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu dilay goobta ay ganacsiga ku lahayd....
View ArticleXujeyda oo gudanaysa waajibaadka xajka ee sanadkan
Muqdisho, September 21, 2015— Xujeeyda muslimiinta ah ayaa weli ku gudajira Acmaasha Xajka, kuwaasoo ay qeyb ka yihiin xujey Soomaaliyeed. Sanadkan ayaa gudashada waajibaadka Xajka waxaa ka qeyb...
View Article“Arrinta wadahadalka Somaliland meel wanaagsan ayeey mareysa”
Muqdisho, September 21, 2015—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in meel fiican ay marayaan wada hadaladii u socday dowladda Federaalka iyo...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Xukuumada oo ka qeybgalay Munaasabad lagu xusayay maalinta...
Muqdisho, September 21, 2015—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo wakiilka Q/midoobay u qaabilsan Soomaaliya Amb. Nicholas Kay ayaa maanta ka...
View Article