Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Xisbiga Kulan oo 50 xubinood tababar u furay

$
0
0
WARSAXAAFADEED Muqdisho, 02-July-2015 –  Xisbigu Kulan waxaa uu maanta ku qabtay xaruuntiisa dhexe ee magaalada Muqdisho tababarkii kowaad ee Xubnaha  cusub ee Xisbiga Kulan, xubnahaas oo tiradooda gaarayso 50 Xubnood. Tababarka waxaa qabanqaabiyay “Xarunta Kobcinta Aqoonta & La talinta”  (Center for Capacity Building and Consultants).   Gudoomiyaha Xisbiga ee Gobolka Banaadir Mudane Prof Maxamed Macalin Cumar […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles