Mogadishu, 05 July 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin, Gargaar bani’aadanimo oo la gaarsiiyey dad fara badan, Xafiisyada Ciidanka Cirka oo xariga laga jaray, Horumar laga sameeyey Maamul u sameynta GalMudug, […]
↧