Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madaxweynaha oo ka qeybgaley shirka Guddiga Amniga Qaranka

$
0
0
Muqdisho, Talaado 7 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ee Guddiga Amniga Qaranka oo lagu qabtey xarunta madaxtooyada. Madaxweynaha oo shirka hadal ka jeediyay ayaa kula dardaarmey madaxda laamaha amniga inay dardar-geliyaan hawlaha sugidda amniga iyo xasilinta dalka. Madaxweyne Xasan […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles