Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

R. Wasaare ku xigeenka oo maanta kormeeray qaar ka mid ah wasaaradaha dowladda

$
0
0
Muqdisho, 04, July, 2015....Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa booqashooyin ku soo kala bixiyey Wasaaradaha Arrimaha Dibadda, Qorshaynta, Caafimaadka, Batrooolka iyo Wasaaradda Maaliyadda, si loogu kuur galo habsami u socodka shaqada iyo si uu ugu dhiiri galiyo howl wadeenada Wasaaradahaas iney laba laabaan shaqooyinka muhiimka ah ee horyaala. Ra'iisul […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles