Muqdisho – QOL - July 3, 2015 - Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte iyo xubno ka tirsan golaha Wasiiradda oo ay ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhigga Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda Khaalid Cumar Cali iyo Taliyaha Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed S/G Daahir Aaden Cilmi, ayaa maanta […]
↧