Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Sarkaal Naba Sugida ka tirsan oo miino lagu qarxiyay

$
0
0
Muqdisho, July 5, 2015: Sarkaal ka tirsan ciidamada Nabad Sugida ee DF ayaa maanta lagu qarxiyay gaarigiisi. Sarkaalkaan oo lagu magacaabo C/casiis C/qaadir Xabiib Munye, ayaa miino loo dhigay mar uu maraayay shieema Afrika horteeda halkaas uu dhaawac culus ka soo gaaray. Weli lama garanayo cida halkas miinada ku astay, balse sida caadada ay tahay ee […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles