INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Toronto|QOL|july 4, 2015| Anigoo ah Abdulrashid Hagaley, kuna hadlaya magaca dhamaan reer Xagaleey, waxaan halkaan tacsi uga dirayaa, dhamaan qooyska reer Dhimbil Abdi, geeridii ku timid Aabeheen Xuseen Dhimbil oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Waxaan ilaah uga baryeeynaa in uu jannadii Fardoowsa […]
↧