Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live

Golaha Wasiirada ayaa maanta ansixiyey….

Muqdisho, 03, June, 2015 – Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, oo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirahid Cali Sharmarek,...

View Article


Shirki Cadaado oo kab iyo kuraas la isla dhacay

Muqdisho | QOL | June 5, 2015 – War naga soo gaarayo magaalda Cadaado ee shirki Gobollada Dhexe uu ka socday,ayaa sheegayo in fadhigi khilaaf ka dhacay ka dibna kuraas iyo feer la isla dhacay. Kulanka...

View Article


UNSOM 2nd YEAR ANNIVERSARY

Share on Facebook

View Article

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay 06 June 2015

                Jamhuuriyadda Soomaaliya Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska Mogadishu, 06 June 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa...

View Article

Barlaamaanka DF oo ansixiyay Mooshinkii ka dhanka ahaa habka loo dhisay...

  Mogadishu, 06 June 2015 –Marki dhowr jeer uu dib u dhacay ayaa manta Barlamaanka Soomaaliya ansixiyay Mooshinki ka soo hor jeeday qaabka loo dhisay Barlamaanka Jubooyinka. Xildhibaanada Barlamaanka...

View Article


Kenya oo joojisay duulimaadyadi dayaaradaha Soomaaliya

 Mogadishu, 06 June 2015 –War mar dhaw na soo gaaray ayaa shegaya in dowlada Kenya ay joojisay dulimaadyadi dayaaradaha Soomaaliya, taas oo ay ku wacantahay cabsi iyo walwal darteed. Waxa ay dowlada...

View Article

Axmad Madoobe oo dowlada Soomaaliya xiriirka u jaray

Mogadishu, 06 June 2015 –Warar deg deg ah oo naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegayo in Barlamaanka Jubaland iyo dowlada maamulka Axmad Madoobe ay u gooyeen xiriirka Dowlada Federalka ka dib...

View Article

Axmad C/salaam oo xilka laga qaadayo

Mogadishu, 06 June 2015 –Warar hooso oo ka soo baxay Madaxtooyada, ayaa sheegaya in M/weyne Xasaan Shekh uu go’ansaday in uu xilka ka qaado danjiraha Soomaaliya u fadhiya Itoobiya Axmad C/salaam, ka...

View Article


Ahlu-sunna oo qabsatay magaalada Dhuusa Mareeb

  Mogadishu, 07, June 2015 – Ciidamada Ahlu-sunna ayaa saakay dagaal ku qabsaday magaalada Dhuusa Mareeb, halkas oo ay iskaga horyimadeen ayaga iyo ciidanka dowlada ee halkaas ku sugnaa. Wararka ka...

View Article


Ciidamada Dowlada oo ka cararay Dhusa Mareeb

Mogadishu, 07, June 2015 –Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo looga itaal roonaaday dagalki saaka ka dhacay magaalada Dhuusa Mareeb, ayaa gaaray Cadaado, halkaas uu ka socdo shirki maamul u sameeynta...

View Article

Madaxweynaha oo Muqdisho kula kulmey Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Imaaraadka...

Muqdisho, 7 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabiley Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Isutagga Imaaraadka Carabta Sheikh Abdullah bin Zayed...

View Article

Madax ka tirsan dowlada soomaaliya iyo shacab ku xayiran Garoonka Jomo Kenyatta

Mogadishu, 07, June 2015 –Warar goor dhow naga soo gaaray wadanka Kenya, ayaa sheegaya in dad fara badan oo Soomaali ah oo isugu jira Madax DF iyo shacbi caadi ah, ay ku xayiran-yihiin Graoonka loo...

View Article

Madaxweynaha oo mar kale ku boorriyey xukuumadda inay ka shaqeyso xalinta...

Muqdisho, 7 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqey guddigii dhowaan xukuumadda u magacawdey xalinta tabashooyinkii ka dhashey dhismaha...

View Article


War-saxaafadeed

Muqdisho | QOL | 08 Juun 2015 - Baaritaano ay Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya sameysay ayaa waxaa lagu ogaaday jiritaanka labo kooxood  oo ka shaqeeya: 1- been abuurka E-mailada  magacyo...

View Article

Wasiirka Wasiirka Arrimaha Gudaha “Qabsashada Dhuusa-marreeb waa mid lagu...

Muqdisho-07, Juun, 2015 - Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdiraxamaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ka hadlay dagaalladii manta ka dhacay magaaladda Dhuusa-marreeb ee xaruta gobolka...

View Article


Banaanbax lagu qasbay dadka degan Kismaayo

Mogadishu, 08, June 2015 –Waraar ka soo baxay magaalada Kismaayo ayaa la sheegay in maanta magaaladaa uu ka dhacay banaanbax looga soo horjeeda Barlamaanka Dowlada soomaaliya oo maalin dhoweed...

View Article

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo kaga qeybgalaya dalka Talyaaniga Shir ku...

Mogadishu, 09, June 2015 –Milan, Isniin , June 08, 2015 – Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Khaled Omar Ali...

View Article


Ahlu sunna oo deegaano cusub qabsaday iyo ayaga oo dagaal diyaar u ah

  | Mogadishu, 09, June 2015- Wararka ka soo baxaya Gobolada Dhexe, ayaa sheegaya in Ahlu-sunn Waljamaaca aya la waregeen deganno cusub oo ay mid yihiin Xanaan-buuro iyo Mareer Guur, halkass oo ay...

View Article

Wasiirka Arimaha Gudaha oo si deg deg ah ku gaaray Cadaado

| Mogadishu, 09, June 2015- Wararka magaalada Cadaado naga soo gaarayo ayaa sheegaya in Wasiirka Arimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xusen iyo xubno la socda ay tageen Cadaado, halkas oo uu ka socdo...

View Article

Abdusalam H. Omer: OIC still relevant despite all the challenges

TIMES KUWAIT | June 8, 2015 | “There is some level of crises in the Muslim world,” revealed H.E. Abdusalam H. Omer, Minister of Foreign Affairs and Investment Promotion of Somalia in an exclusive...

View Article
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live