Mogadishu, 06 June 2015 –War mar dhaw na soo gaaray ayaa shegaya in dowlada Kenya ay joojisay dulimaadyadi dayaaradaha Soomaaliya, taas oo ay ku wacantahay cabsi iyo walwal darteed. Waxa ay dowlada Kenya joojisay duulimaadyada Ganacsiga ah ee ka imaan jiray ama aadi jiray dalka Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho. Beryahaan dambe ayaa muran ka […]
↧