Muqdisho-07, Juun, 2015 - Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdiraxamaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ka hadlay dagaalladii manta ka dhacay magaaladda Dhuusa-marreeb ee xaruta gobolka Galgaduud. Wasiirka ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado weerarkii maanta ay kooxda nabad diidka ahi kula wareegeen magaaladda Dhuuso-Mareeb isaga oo ku tilmaamay in tallaabadaasi tahay mid […]
↧