Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Ciidamada Dowlada oo ka cararay Dhusa Mareeb

$
0
0
Mogadishu, 07, June 2015 –Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo looga itaal roonaaday dagalki saaka ka dhacay magaalada Dhuusa Mareeb, ayaa gaaray Cadaado, halkaas uu ka socdo shirki maamul u sameeynta Gobolada Dhexe. Ciidamada dowlada ayaa marki ay gaareen Cadaado, la dejiyay meel banaanka ka ah magaalada, hadana ay wada hadalo ay socdaan. Ciidamada dowlad oo watay […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles