Muqdisho | QOL | 08 Juun 2015 - Baaritaano ay Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya sameysay ayaa waxaa lagu ogaaday jiritaanka labo kooxood oo ka shaqeeya: 1- been abuurka E-mailada magacyo masuuliyiinta dowladda ka tirsan lagu sameeystay islamarkaana lagula xirriiray meelo badan. 2- Kooxda labaad waa NGO-yo markasta ku qaraabta kana been sheega waxa loo yaqaan Kufsiga […]
↧