Mogadishu, 06 June 2015 –Warar deg deg ah oo naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegayo in Barlamaanka Jubaland iyo dowlada maamulka Axmad Madoobe ay u gooyeen xiriirka Dowlada Federalka ka dib marki maanta xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya ay diideen una codeeyeen in Barlamaanka Axmad Madoobe dhismahiisa aysan waxba ka jirin oo ay tahay in dib […]
↧