Mogadishu, 07, June 2015 – Ciidamada Ahlu-sunna ayaa saakay dagaal ku qabsaday magaalada Dhuusa Mareeb, halkas oo ay iskaga horyimadeen ayaga iyo ciidanka dowlada ee halkaas ku sugnaa. Wararka ka imaanayo ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu-sunna ay la wareegeen meelaha muhimka ah, sida Xarunta maamulka iyo saldhiga booliiska. Waxaa intaa raacsan in weli dagaalka uu […]
↧