| Mogadishu, 09, June 2015- Wararka magaalada Cadaado naga soo gaarayo ayaa sheegaya in Wasiirka Arimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xusen iyo xubno la socda ay tageen Cadaado, halkas oo uu ka socdo shirki maamul u sameeynta Goobolada Dhexe. Sababta wasiirka iyo wafdigiisa ay u tageen halkaas, ayaa lagu macneeyay in ay tahay sidi loo xalli laha dhibaatada […]
↧