Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Dowladda Somalia: “Ma ogolaaneyno wax ka yar heshiis xalaal ah”

Muqdishu, 31 May 2015: Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka waxaa farxad u ah in ay ka warbixiso in sahanka shidaalka laga sameeyey Soomaliya uu yahay rajadiisa mid dhiira-gelin leh. Soomaliya waa mid...

View Article


R/wasaare Cumar Cabdirashid oo ku si jeeda mgaalada Cadaado

| Muqdisho, 31, May, 2015…R/wasaaraha Dowlada Soomaaliya ayaa lagu wada in uu maanta gaaro magaalada Cadaado, halkas oo la filaayo in uu ka furmo shirki maamul u sameeynta Gobollada Dhexe. Gudiga...

View Article


War Saxaafadeed: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Wasaaradda Batroolka &...

War Saxaafadeed: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Wasaaradda Batroolka & Macdanta s جمهوريـة الصـومــال الفيدرالية وزارة البترول والثروة المعدنية Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Wasaaradda...

View Article

Ra’iisul Wasaare Cumar Ayaa Maanta Ka Furay Cadaado Wajigii Labaad Ee Shirka...

Cadaado, 31, May, 2015…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo...

View Article

Boliiska Kenya oo si fool xun ula dhaqmay dhalinyaro Somaliyeed

Muqdisho, 01, June, 2015 |Ciidanka Boliska Kenya ayaa si xun ula dhaqmay dhalinyaro Somaliyeed oo an wax dmbi ah lagu haynin. Dhalinyaradaan ayaa laga soo qab-qabtay tulada lagu magacaabo Yumbis oo ka...

View Article


Kenya police probe whipping pictures after outcry

Police in Kenya said Monday they have launched an investigation into photos posted on social media that appear to show officers mercilessly whipping a group of Somali youths. The pictures were posted...

View Article

Cambaarayn Dawlad Goboleedka Somaliland siday ula dhaqantay Muwaadiniinta...

WAR SAXAAFADEED 1 June 2015, Muqdisho, Somalia – Madasha Midnimada iyo Dimoqraadiyada (MMD) waxay aad iyo aad uga xuntahay una cambaaraynaysaa sida ka baxsan Somalinimada, muslinimada iyo bani...

View Article

Aqoonsiga halkee laga raadiyaa?

Taariikhda iyo qaab dhismeedka Somaliland ! Toronto | QOL | Jun2, 2015 | 26kii Janaayo 1991 ayaa alaah u naxariistee madaxweyne Maxamed Siyaad Barre ka baxay magaalada Muqdisho, kadib markuu ka dhacay...

View Article


Ra’iisul W. Soomaaliya ayaa xalay kulan kula qaatay Cadaado ururada haweenka

Muqdisho, 2, June, 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa kulan balaaran xalay la qaatay Haweenka ka qayb galaya shirka maamul u...

View Article


Mudanayaal ka tirsan Barlamaanka DF ee Soomaaliya oo baaq u diray Itobiya iyo...

Muqdisho, 2, June, 2015 – Xubno k tirsan Barlaamaanka Soomaaliya ayaa shir jar’id ku qabtay magaalada Muqdisho, halkaas oo ay uga digeen Dowlada Kenya iyo Itobiya in si deg deg ah u joojiyaan...

View Article

RW Cumar oo Muqdisho dib ugu soo noqday

Muqdisho, 02, June, 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalak Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarek iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka dib ugu soo noqday magaalada Muqdisho....

View Article

Wasiir Dr. Abdusalam H. Omer : “OIC waxa ay ogolaatay in taageerada loo...

Mogadishu, Talaado, June 02, 2015 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer oo maanta dalka dib ugu soo laabtay...

View Article

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo soo dhoweeyay...

Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Kaalmaynta Soomaaliya War-saxaafadeed 16/2015 Muqdisho, 02 June 2015 - Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, SRSG...

View Article


Macalin Khaliif oo kawarbixiyay dhawicii kasoo gaaray weerarkii Maka Almukarama

    Share on Facebook

View Article

Munaasabad lagu taageeray Imtixaanka mideysan ee W/Waxbarshada oo lagu qabtay...

Muqdisho | QOL | June 3, 2015 - Wasiirka Waxbarashada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay munaasabad lagu soo dhoweynayay go’aanka Wasaaradda ee ah qaadista imtixaanaadka mideysan...

View Article


Madaxweynaha oo ka qeybgaley xafladda caleema saarka hoggaamiyaha Sudan

Khartoum, 2 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hoggaamiyeyaasha kale ee caalamka kala qeybgaley xafladda caleema saarka Madaxweyne...

View Article

Wasiir Salah “Waxaan farayaa shirkadaha dhismaha in ay xuquuqda naafada...

Muqdisho | June 3, 2015 -  Wasaaradda Howlaha Guud, Dibudhiska iyo Guriyeynta ayaa amar ay soo rogtay ku sheegtay in dhismayaasha guud iyo kuwa gaarka loo leeyahayba ay khasab ku tahay in ay sameeyaan...

View Article


Madaxweynaha oo wafdi Mareykan ah ku qaabiley Muqdisho

Muqdisho, 4 June, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabiley Danjire Tina Kaidanow oo ah Xiriiriyaha Hawlgallada la...

View Article

Madaxweynaha oo furey isbitaal casri ah oo UAE ay ka dhistey Muqdisho

Muqdisho, 4 June, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jarey isbitaal cusub oo casri ah oo laga dhisey magaalada Muqdisho....

View Article

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ka qeybgalay munaasabadda Furitaanka Kalfadhiga...

Kampala | QOL | June 3, 2015 - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live