Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Qayladhaan Warmo kama Tunmaan

March 25, 2015 – QOL  – Muqdisho | Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegayaa in M/weeyne Xasan Shekh uu xalay ku hoyday magaaladaas, waagana ugu baryay asaga oo wax natija ah ka...

View Article


Duusamareeb oo weli la ismari la’ayahay

Ayada oo ay tahay habeenki labaad ee Madaweyne Xasan Shekh, uu baryaayo magaalada Dusamareeb, ayaa weli wax is afgaradka aynaan ka dhicin. Odayaashi shirka ku lahaa Magaalada Dhuusamareeb iyo M/weeyne...

View Article


RW. Cumar ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Marxuum Cilmi Rooble Furre

Inaa-Lilaahi-Waa-Inaa-Ileyhi-Raajicuun Mogadishu, Maarso, 26, 2015…… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid...

View Article

Business lessons I have learned from Somali traders

March 25, 2015 | Africa Supply Chain Frontier | As a Somali associate of mine likes to say, when people think of Somalis, they only think of PTW (Piracy, Terrorism & War). As with a lot of Africa,...

View Article

RW. Cumar ayaa magacaabay gudiga dar-dar higsiga 2016

Muqdisho, March 26, 2015 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada, waxaana looga...

View Article


Madaxweynaha oo soo gabababeeyay booqashadii Dhuusamareeb

26 Maarso 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay booqasho 3 maalmood ah oo u ku teget magaalada Dhuusamareeb ee xarunta...

View Article

Shirkii Dhusamareeb waa fashilmay

Muqdisho  | March 27, 2015 | QOL | Madaxweeyne Xasan Shekh oo aad isugu howlay in uu ka mira-dhaliyo shikii ka socday magalada Dhuusa Mareeb, ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho asagoo ka fara maran...

View Article

Qarax ka dhacay Hotel Maka-Al Mukarama

WAR CUUSB Saacada geeska Africa – Muqdisho waa 8:17 fiidnimo: ALLAHA U NAXARIISTEE – Waxaa Goor dhow la ii Xaqiijiyay Geerida Danjire Yuusuf Bari-Bari oo Ku Geeriyooday Qaxaryadii Hotel Maka Almukarama...

View Article


Madaxweynaha oo shacabka uga tacsiyeeyay weerarkii argagixiso ee Muqdisho

27 Maarso 2015, Sharm El Sheikh: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy shacabka, qoysaska iyo eheladii ay ka geeriyoodeen dadkii ay magaalada...

View Article


Madaxweynaha oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta

27 Maarso 2015, Sharm El Sheikh: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degey magaalada Sharm El Sheikh ee waqooyiga Masar, oo uu kaga qeybgeli doono shir...

View Article

Howl galki Hotel Maka-Almukarama oo la soo Afjaray

  Muqdisho | QOL | March 28, 2015 - Mudo 14 saacadood ka badan dagaalki ka socday Hotelka Maka-Almukarama, ayaa la soo gaba-gebeeyay saaka sacadu marka ay ahayd 8:17”Waqtiga Xamar.” Ilaa hada lama oga...

View Article

TACSI MARXUUM DANJIRE YUSUF MOHAMED ISMAIL (BARI-BARI)

Mogadishu, March 28, 2015- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer , Wasiir kuxigeen-ka H.E. Ahmed Ali Mohamed “ Kadiye”, Wasiiru dowlaha H.E. Khaled...

View Article

RW. Cumar: “Ujeedka Argagaxisadu waa iney curyaamiyaan goobaha ganacsiga,...

Muqdisho, 28, Maarso, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka warbixiyey weerarkii...

View Article


Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 28 Maarso 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...

View Article

Safaarada soomaliya ee Talyaaniga oo cambaareysay weerarkii Hotel Makka...

28.march. 2015 | Roma | Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Talyaaniga Ambassador Muuse Xasan Cabdulle oo Maanta War Qoraal ah kasoo saaray Xafiiskiisa ayaa si kulul u cambaareeyey Weerarkii...

View Article


Madaxweynaha oo kulammo la qaatey hoggaamiyeyaasha Carabta

28 Maarso 2015, Sharm El Sheikh: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya shir madaxeedka waddammada Jaamacadda Carabta ayaa kulammo muhiim ah la...

View Article

RW. Cumar ayaa maanta ka qayb galay Jinaasada Marxuum Bari-Bari

Muqdisho, 29, 2015 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabidrashid Cali Sharmarke oo ay wehliyaan qaar ka mid ah golihiisa wasiirada, xildhibaano, iyo masuuliyiin...

View Article


Sheikh Said Ali –“sex education-ka” Ontario laga dhigi doono

March 29, 2015 – Ma ogtahay “sex education-ka” Ontario laga dhigi doono – Maxaase waalidka la gudboon.   . . _____________________ Share on Facebook

View Article

Khuuradu maxay tahay?

Cudur ma keeni karaa? Maxaa sababo? Caafimaadka wax ma u dhintaa? Daawo ma leedahay? March 29, 2015 - Khuuradu waa cod uu sameeyo qofka jiifa marka uu ka neefsanayo afka iyo sanka, khuuradu waxa ay...

View Article

Dhuusamareeb oo lagu sii qulqulaayo

Muqdisho | March 30, 2015 |QOL | Wararka na soo gaarayaa aya sheegaya in xubno fara badan oo isugu jiraan Xildhibaano ka soo jeeda goboladaas iyo odayaal, ay ku sii jeedan magalada Dhuusa-Mareeb...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live