Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madaxweynaha oo shacabka uga tacsiyeeyay weerarkii argagixiso ee Muqdisho

$
0
0
27 Maarso 2015, Sharm El Sheikh: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy shacabka, qoysaska iyo eheladii ay ka geeriyoodeen dadkii ay magaalada Muqdisho sida arxandarada ah ugu xasuuqeen kooxaha nabad-diidka ee sida khaldan diinta Islaamka ugu gambanaya. Madaxweynaha oo magaalada Sharm El Sheikh uga qeybgalaya shir madaxeedka Jaamacadda Carabta, […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles