Muqdisho | QOL | March 28, 2015 - Mudo 14 saacadood ka badan dagaalki ka socday Hotelka Maka-Almukarama, ayaa la soo gaba-gebeeyay saaka sacadu marka ay ahayd 8:17”Waqtiga Xamar.” Ilaa hada lama oga dhibatada iyo khasaaraha inta ay la egyihiin, balse dad goob-joog ah, ayaa waxa ay sheegeen in ay arkeen dad badan oo […]
↧