Mogadishu, 28 Maarso 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Dardargelinta Nidaamka Federaalka, Turkiga oo deeq waxbarasho siinaya 500 arday sanad walba, Jasiiradda Kudhaa oo Al-Shabaab laga saaray, Sacuudiga oo gar-gaar […]
↧