Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madaxweynaha oo soo gabababeeyay booqashadii Dhuusamareeb

$
0
0
26 Maarso 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay booqasho 3 maalmood ah oo u ku teget magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud. Madaxweynaha intii uu joogey Dhuusamareeb waxaaa uu kulamo goono gooni ah la yeeshey, salaadiin iyo ergooyin kale oo ka socda beelaha gobollada dhexe, Waxayna isla qireen […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles