Danjiraha Soomaaliya u joogo Ethiopia oo garay Dhuusamareeb
Muqdisho | QOL | March 30, 2015 - Warar naga soo gaaray Gobollada Dhexe, ayaa sheegaya in Axmad Cabdisalam iyo wafdi la socda ee uu ka mid yahay W/dowlaha Madaxtooyada C/maan Dheere, ay garaaen...
View ArticleDoorashada Somaaliya – 2016
WAR-MURTIYEED Maarso 31, 2015, Muqdisho – Somaaliya waxay gelaysaa xilli la rabo in laga guuro siyaasad beelaysan loona guuro doorasho iyo dimoqaraadiyad salkeeduna yahay dhaqankeyna suuban iyo...
View ArticleShirki G/Dhexe oo dib u dhacay iyo M/weeyne Xasan oo manta tegaaya Dhuusa-Mareeb
Muqdisho | QOL | April 1, 2015 | Wararka na soo gaarayo ayaa sheegaya in shirkii Gobolada Dhexe uu dib u dhacay ila bishaan shanteeda. Odayaal dhaqameedka ku sugan iyo wafdigi uu la socday Danjire...
View ArticleBannan baxyo ballaran kadib, Madaxweyne Xassan oo ka baaqday safarki...
Dhuusamareeb | QOL | April 1, 2015 - Bannan baxyo ballaaran ee rabshado wado ayaa ka dhacay magaalada Dhuusa-Mareeb, halkaas uu M/weeyne Xasan Shekh uu tegi laha magaaladaas. Dad fra badan ayaa manta...
View ArticleGuddoonka Baarlamaanka iyo hay’adaha taageera oo shir qorsheyn ah uu uga...
Kampala | April 1, 2015 - Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adaha taageera Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga...
View ArticleGudoomiye Jawaari oo kormeeray kulan howleed Kampala uga socda guddiga...
Kampala | April 2, 2015 - Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta kormeeray kulan howleed magaalada Kampala ee caasimadda dalka...
View ArticleSahra Samatar: “Dowladda Federaalka Waxaa ka go’an in Qaxootiga Yemen Jooga...
Mogadishu, 02 April 2015 - Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Horumarinta Xaquuqul Insaanka, Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar ayaa walaac weyn ka muujisay xaaladda Soomaalida ku sugan dalka Yemen,...
View ArticleMom’s push to help poor kids with autism brings new federal benefits
Star Tribune | by: Chris Serres | April 1, 2015 - A Somali immigrant mother’s relentless campaign to expand care for poor children with autism has achieved a major triumph, as Minnesota becomes one of...
View ArticleGolaha Waiirada ayaa ansixiyey hindise siyaasadeedka la dagaalanka argagaxisada
Muqdisho | 02. April, 2015 | Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashid Cali...
View ArticleMaamul gobollada dhexe, ma dhalan doonaa mise waa dhicisoobi doonaa?
Walee Cadkaanoow ku cunay ama ku ciidee ! Toronto | QOL | April 2, 2015 - Nidaamkan Federalka oo ah nidaam ay ku heshiiyeen dad aan si fiican uga baaraan degin cilladaha ka iman doona ayaa la saxiixay...
View ArticleGudiga BF u qaabishan Arimaha Dibada oo ka soo horjeestay magacaabista...
Sida laga war qabo Xukumada Somalia ayaa usbuci na soo dhaafay magacawday Safiiro Cusub ayadoo isla markaana xilka ka qaaday qaar kale oo badan, taasoo uu Gudiga Barlamaanka Soomaaliya u...
View ArticleMaamul gobollada dhexe, ma dhalan doonaa mise waa dhicisoobi doonaa?
Wallee Cadkaanoow ku cunay ama ku ciidee ! Toronto | QOL | April 2, 2015 - Nidaamkan Federalka oo ah nidaam ay ku heshiiyeen dad aan si fiican uga baaraan degin cilladaha ka iman doona ayaa la saxiixay...
View ArticleMadaxweynaha oo Midowga Afrika u sheegay in Soomaaliya ay ka go’an tahay...
06 April 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, xafiiskiisa ku qaabbiley Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Maman Sidikou....
View ArticleMadaxweynaha oo arrimaha qaxootiga Soomaalida ee Yemen kala hadley danjiraha...
06 April 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, xafiiskiisa ku qaabbiley Danjiraha Britan u fadhiya Soomaaliya Neil Wigan, isagoo kala hadley...
View ArticleMaamulka cusub ee degmada Mahaday oo maanta xilka lagu wareejiyay (Sawiro)
Mahaday | QOL | April 6, 2015 – Munaasabad ay xilka kula wareegeen maamulka cusub ee degmada Mahaday oo maanta ka dhacday magaalada Mahaday ee gobolka Sh/dhexe. Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Cali...
View ArticleSh. Dhexe oo lagu gubay maandooriyaha xashiishka
Jowhar | QOL | April 6, 2015 - Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Cali Cabdullahi Xuseen ayaa goobjoog ka ahaa maanta goob fagaare ah oo lagu gubayay maandooriyaha xashiishada. . Fagaare ku yaal saldhigga...
View ArticleEthiopia oo diidan in shirka maamul u sameeynta Gobolada Dhexe lagu qabto...
Muqdisho | QOL | April 6, 2015 - Ciidamada Itoobiya ee ka tirsan AMISOM, kana howl gala Gobolada Dhexe, ayaa shaki geliyay in shirka maamul u sameeynta G/Dhexe, lagu qabto magaalada Cadaado, taas oo ay...
View ArticleDowladda Federaalka oo UK ugu mahadcelisay doorkeeda hoggaamineed ee Soomaaliya
Muqdisho | 07 April 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo maanta la kulmay Safiirka UK Mr Neil Wigan ayaa labada mas’uul ay ka wada hadleen...
View ArticleSomali President: Kenya Should Not Build Wall
April 06, 2015 | by VOA News | Somalia’s president is urging Kenya to avoid drastic measures as it tries to stop cross-border attacks by al-Shabab. President Hassan Sheikh Mohamud spoke exclusively to...
View ArticleWasiir Drs Khadra oo maanta booqatay iskuulo ku yaala Muqdishu
Muqdisho | QOL | April 7, 2015 - In wasiiradu ay booqdaan xarumaha waxbarashada si ay da’yarta u dhiiri-geliyaan, waxay kamid tahay tillaabooyinka muujinaya xiriirka ka dhaxeeya siyaasiyiinta iyo...
View Article