March 25, 2015 – QOL – Muqdisho | Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegayaa in M/weeyne Xasan Shekh uu xalay ku hoyday magaaladaas, waagana ugu baryay asaga oo wax natija ah ka haynin doodi uu la galay odayaashi ku sugnaa madashaas. Maanta oo bisha March ay tahay 25 ayeey ahayd in uu ka […]
↧