Ayada oo ay tahay habeenki labaad ee Madaweyne Xasan Shekh, uu baryaayo magaalada Dusamareeb, ayaa weli wax is afgaradka aynaan ka dhicin. Odayaashi shirka ku lahaa Magaalada Dhuusamareeb iyo M/weeyne Xasan Shekh ayaa weli is hor fadhiya ayado oo aynaa jirin wax wax ku ool ah oo arrinta ka soo baxay. Si kastoo uu Madaxweynaha […]
↧