Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Kulan Howleed Guddiga Joogtada Ah Ee Baarlamaanka Ugu Soo Gebageboobay...

Muqdisho | QOL | March 13, 2015 - Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda waxaa ugu soo gebageboobay kulan...

View Article


TACSI – Marxuum MACALIN YAXYE CALI CIBAAR

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN   Tacsi Tiiraanyo leh ee ku socoto - Marxuum MACALIN YAXYE CALI CIBAAR - Waxaan halkaan tacsi tiraanyo leh uga direynaa DHAMAAN REER MACALIN YAXYE CALI CIBAAR...

View Article


Madaxweyne Xasan oo la kulmey hoggaamiyaha Falastiiniyiinta

14 Maarso 2015, Sharm El Sheikh: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Sharm El Sheikh ee dalka Masar kula kulmey Madaxweynaha Maamulka...

View Article

RW. Cumar ayaa maanta furay kulan soconaya labo maalmood oo looga doodayo...

War-Saxaafadeed Muqdisho 15, Marso, 2015  |  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, ayaa maanta furay kulan ay isugu yimaadeen golaha Wasiirada...

View Article

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Masar oo kulan gaar ah yeeshay

15 Maarso 2015, Sharm El Sheikh: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Sharm El Sheikh kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha Masar Abdel...

View Article


Madaxweynaha oo ka soo laabtey socdaal uu ku tegey Masar

16 Maarso 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii u magaalada...

View Article

Duqa magaalada Beledweyne oo ganacsatada ka codsaday in ay bixiyaan canshuurta

Duqa magaalada Beledweyne Cumar Aadan Deeqow oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ganacsatada ku nool gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada Beledweyne in ay bixiyaan canshuurta ku waajibtay...

View Article

Beelo heshiis ku wada saxiixday Dhuusamareeb

Dhuusamareeb | QOL | March 16, 2015 - Shirka dib u heshiisiinta Beelaha wada dega gobolada Mudug iyo Galgaduud oo ka socda magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa maanta waxaa lagu...

View Article


Mudane Jeeylaani Nuur Iikar oo tababar ufuray haweenka Baarlamaanka

Kampala | QOL | March 17, 2015 - Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa maanta magaalada Kampala ee caasimadda dalka...

View Article


Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Ahmed Ali Kadiye oo qaabilay Safiirka...

Mogadishu, Talaado, March 17, 2015 – Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Ahmed Ali Mohamed “ Kadiye” ayaa maanta ku qaabilay...

View Article

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka guddoomay nuqul ka mid ah...

Mogadishu, Arbaco, March 18, 2015 – Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Khaled Omar Ali ayaa  maanta kaga gudoomay Xafiiskiisa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga...

View Article

Change of Her Majesty’s Ambassador to Somalia

Ms Harriet Mathews OBE has been appointed Her Majesty’s Ambassador to the Republic of Somalia. Foreign & Commonwealth Office | 16 March 2015 | Foreign affairs and Somalia Ms Harriet Mathews OBE has...

View Article

March 16, 1994: Edmonton paratrooper guilty in beating death of Somali teenager

By Chris Zdeb | Edmonton Journal | March 16, 2015 | EDMONTON – Pte. Elvin Kyle Brown of Edmonton was convicted of manslaughter and torture in the beating death of a Somali teenager in Canadian custody...

View Article


RW Soomaaliya iyo Qatar oo Doha heshiisyo ku kala saxiixday

WARSAXAAFADEED Doha, Arbaco 18 March 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa maanta la kulmay...

View Article

Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomey danjiraha cusub ee Norway

18 Maarso 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomey danjiraha cusub ee Boqortooyada Norway u fadhin...

View Article


Madaxda Dowlada Soomaaliya oo soo wado hindisa cusub

Warar naga soo gaaraayo Villa Soomaaliya ayaa sheegaayo in DF ay soo wado fikrad cusub oo ka duwaan kuwi horay looga bartay oo ahayd in madaxdu is dacawyso, Barlamaankuna moshin keeno, wasiiradana la...

View Article

Duale elaborates on what he meant during interview with the BBC Somali service

March 18th, 2015 | Leader of majority Aden Duale has moved to elaborate on what exactly he meant during an interview with the BBC Somali service. The weekend interview appeared to suggest that Duale...

View Article


PM Sharmarke meets with Qatar’s Prime Minister in Doha

PRESS STATEMENT Doha, Thursday 19 March 2015 – H.E Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke met with his Qatar counterpart H.E Abdullah Bin Nasser Khalifa al Thani in Doha today. The meeting...

View Article

Golaha Wasiirada ayaa maanta isku raacay in la dhiso guddi ka shaqeeya isku...

War Saxaafadeed Muqdisho, 19, Maarso, 2015 – Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, waxaan shir gudoominayey ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha...

View Article

RW Cumar oo xadhiga ka jaray safaarada cusub ee Doha

Doha, Jimco 20 March 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Doha ee dalka...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live