Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

RW. Cumar ayaa maanta furay kulan soconaya labo maalmood oo looga doodayo qorsha xukuumadda ee 100-ka maalmood

$
0
0
War-Saxaafadeed Muqdisho 15, Marso, 2015  |  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, ayaa maanta furay kulan ay isugu yimaadeen golaha Wasiirada kaas oo socon doona mudo laba maalin ah, waxaana looga hadlayaa qorshaha mudnaanta koowaad u leh xukuumadda ee 100-ka maalmood soo socda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in u jeedka laga […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles