16 Maarso 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii u magaalada Sharm El Sheikh ee dalka Masar kaga soo qeybgaley shirkii caalamiga ahaa ee dhaqaalaha iyo maalgashiga Masar. Madaxweynaha waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle ku soo dhoweeyay Guddoomiyaha […]
↧