Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Kulan Howleed Guddiga Joogtada Ah Ee Baarlamaanka Ugu Soo Gebageboobay Kampala “SAWIRRO”

$
0
0
Muqdisho | QOL | March 13, 2015 - Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda waxaa ugu soo gebageboobay kulan howleed la xiriiray dejinta qorshayaasha Kalfadhiga 6aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo dhowaan furmi doona. Kulan howleedkan mudo Lix cisho ah uga socday guddiga Joogtada ah […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460