Mogadishu, Talaado, March 17, 2015 – Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Ahmed Ali Mohamed “ Kadiye” ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Danjiraha dowladda Sweden uga wakiil ah dalka Soomaaliya ambassador Mikael Lindvall oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya labada dal iyo iskaashiga dhinacyada badan . Danjiraha Dowladda Sweden […]
↧