Duqa magaalada Beledweyne Cumar Aadan Deeqow oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ganacsatada ku nool gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada Beledweyne in ay bixiyaan canshuurta ku waajibtay si loogu qabto adeegyada ay u baahan yihiin shacabka ku nool gobolka Hiiraan. Duqa degmada Beledweyne ayaa sidoo kale sheegay in maamulka degmada ay sameyn doonaan tiro […]
↧