Kampala | QOL | March 17, 2015 - Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa maanta magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga furay tababar la xiriira kordhinta doorka hogaamineed ee Haweenka dhanka siyaasadda Xildhibaannada Haweenka ah ee ku jira Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Munaasabadda furitaanka tababarkan ayaa […]
↧