War Saxaafadeed Muqdisho, 19, Maarso, 2015 – Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, waxaan shir gudoominayey ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahana Wasiirka Cadaaladda mudane Cabdullahi Axmed Jamac (Ilka jir), waxaana shirka looga hadlay Arrimaha Amniga Dalka, Isku Dhafka Ciidamada Xooga iyo Gudiga Hagida Maamulka Maaliyada, Ugu horayntii Wasiiirka Amniga ayaa […]
↧
Golaha Wasiirada ayaa maanta isku raacay in la dhiso guddi ka shaqeeya isku dhafka ciidanka qaranka
↧