Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live

Ma u hambalyaynaa Murwo Muxubo Cismaan … mise waa wali ?

Marka ugu horaysa waxaan murwo muxubo cismaan guuleed uGu Hambalyaynaynaa hawsha doorashada ay kasoo qayb gashay iyo sida wayn oo ay kalsoonida iyo qadarinta uga heshay dhamaan bulshawaynta ku dhaqan...

View Article


Khudbaddii Ra’iisul Wasaarahu ugu talo galay Golaha Shacabka

Halkan waxaa ku lifaaqan khudbadii Ra’iisul Wasaaraha Xukeemada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ‘Saacid’ ee uu ugu talagalay inuu ka jeediyo Golaha Shacabka oo ah mid is fasiraysa....

View Article


Baarlamaanka Soomaaliya oo kalsoonida kala laabtay xukuumadda RW Saacid

Mudanayaasha baarlamaanka ayaa cod gacan taag ah u qaaday mooshin la xiriiray codka kalsooni kala noqoshada xukuumadda soomaaliya oo ay maalmahaan ka doodayeen. Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya,...

View Article

President Hassan Thanks the outgoing PM for upholding the constitution

The President of the Federal Republic of Somalia H.E Hassan .Sh. Mohamud  Thanks the outgoing Prime Minister and praises the Parliament for upholding the constitution The President said “the vote in...

View Article

Nicholas Kay ka hadlay kalsoono kala Noqoshada Xukuumadda Ra’iisal Wasaare...

Muqdisho, 2 December 2013 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya,  Nicholas Kay, ayaa ammaan u soo jeediyay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ee jagada ka degaya, Cabdi Faarax...

View Article


Madaxweyne Xasan oo soo dhaweeyay go’aankii Baarlamaanka…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud aya asoo dhaweeyay go,aankii uu baarlamaanka soomalaiya codka  kalsoonida uu kala laabtay xukuumadda uu hogaamiyo ra’iisul...

View Article

Fari Ka Ma Qodna Falfal Xumida Baarlamaanka!

Nidaamka dimoqaraadiga wuxuu leeyahay laba hanaan oo kala ah mid baarlamaanku uu awood badan ku leeyahay dowlada iyo mid madaxweynaha uu u madaxbanaan yahay dowladiisa. Hanaanka ku dhisan baarlamaanka...

View Article

Qeyb Libaax “Isha waraabe ka lulata ayaa i bartay”

Waxa la yiri beri baa  habar-dugaag afarta jiho isaga timi oo ku soo shireen raq dusheed. Dugaaggii oo shir u fadhiya ayaa libaax oo ah boqorka keymaha shirkii ka dhex kacay. Cabbaar , ayaa uu marba...

View Article


Shacabka Muqdisho oo dhaliilay qaabkii loo riday RW Saacid

Xili Shalay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ay kalsoonidii kala laabteen R/wasaarihii Xukumumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa waxaa Arintaas ka xumaaday Bulshada Reer Muqdisho. Bulshada...

View Article


Mandhow Xagee Baad Noo Waddaa, Waan Xakaarnaye!

Maalintii Xasan Shiikh loo Caleemo saaray xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, si aan kala har laheyn ayey dadka Soomaaliyeed meel ay joogaanba u soo dhaweyeen. Waxaa Xaflado lagu...

View Article

Beesha aadan C/raxmaan oo ku dhawaaqday magaca cidda u matali doonta...

Waxaa Maanta Magaalada Baargaal kadhacay kulan balaaran ay iskugu yimadeen Waxgaradka ,Odayaasha ,Aqoonyahana iyo Dhalinyrada Beesha aadan C/raxmaan ee Gudaha Magaalada Baargaal, kulankaas oo lagu...

View Article

Ma moodaa in Madaxweynayaasha Soomaalida lagula balamay inay keenaan min...

Kasoo bilow Madaxweynihii Dowladii Carta C/qaasim Salaad Xasan ilaa Madaxweynaha hada xilka haya waxaad moodaa in lagula balamo inay keenaan ugu yaraan sedex Ra’iisulwasaare. C/qaasim wuxuu isku...

View Article

Maamulka Gobolka Banaadir oo amar ka soo saaray dhismayaasha burbursan ee...

Wareegto ka soo baxday maamulka gobolka banaadir ayaa lagu amray milkiiliyaasha guriyaha burbursan ee kuyaala degmada Xamarweyne in si deg deg ah ay dib u dhis iyo dayactir intuba ay ku sameeyeen...

View Article


Wasaaradda Maaliyadda oo beenisay eedeymo ay soo jeedisay hay’adda...

Wasaaradda Maaliyadda iyo Qorsheynta  Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay eedeyn ay u soo jeedisay Hay’adda Hufnaanta Caalamka oo sheegtay in Soomaaliya ay ku jirto 10ka dal ee ugu musuq...

View Article

After Prime Minister’s Ouster, Somalia Political Divisions Persist

VOA News | Wednesday, December 04, 2013 | On Monday, Somali lawmakers voted Prime  Minister Abdi Farah Shirdon out of office following weeks of  disagreement with the president over a planned cabinet...

View Article


Warbixin: Faroole iyo Musharaxiinta Doorashada Puntland oo iska hor’imaaday

Cabdiraxman Faroole iyo Musharixiinta u taagan doorashada Maamulka Puntland ayaa is-haysta, waxaana Faroole lagu eedeynayaa in uu Magacaabay Guddi uu ka dambeeyo. Murashixiinta u taagan Doorashada...

View Article

Madaxweyne Xasan oo looga yeeray xarunta ciidanka AMISOM ee Xalane

Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Maanta looga yeeray Xarunta Ciidanka AMISOM ee Xalane, oo ku taalla Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. Wararka so gaaraya...

View Article


H.E. Fawzia Yusuf oo ka qeybgaleysa Shir madaxeedka wadamada Africa iyo...

Wafdi balaaran oo ay hogaamineyso Ra’iisul wasaare kuxigeen ahna Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H. Adam ayaa maanta ka ambabaxay caasimadda Muqdisho , iyaga oo ku...

View Article

Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay siminaar tacadiyada haweenka

Kulankan oo ahaa mid lagu soo gaba gabeynayay siminaar labadii maalin ee ugu dambeysay ka soconayay xarunta Xalane ee magaaladda Muqdisho, islamarkaana loo qabtay haween Soomaaliyeed oo lagu baranayay...

View Article

President applauds Somali women for fighting for the rights of the most...

04 December 2013 The President of the Federal Republic of Somalia H.E Hassan Sh. Mohamud today paid tribute to Somali women activists and those campaigning to improve women’s rights. Speaking at the...

View Article
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live