Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Baarlamaanka Soomaaliya oo kalsoonida kala laabtay xukuumadda RW Saacid

$
0
0
Mudanayaasha baarlamaanka ayaa cod gacan taag ah u qaaday mooshin la xiriiray codka kalsooni kala noqoshada xukuumadda soomaaliya oo ay maalmahaan ka doodayeen. Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ayaa dhawaaqay natiijada, isagoo sheegay in 259-xildhibaan ay codkooda dhiibteen, ayna 184 mudane ogolaadeen in xukuumadda kalsoonida lagala laabto, halka ay codkooda siiyeen xukuumadda 64-mudane [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles