Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

H.E. Fawzia Yusuf oo ka qeybgaleysa Shir madaxeedka wadamada Africa iyo France oo ka furmaya Paris.

$
0
0
Wafdi balaaran oo ay hogaamineyso Ra’iisul wasaare kuxigeen ahna Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H. Adam ayaa maanta ka ambabaxay caasimadda Muqdisho , iyaga oo ku sii jeeda caasimadda Paris ee wadanka France, halkaasoo ay kaga qeybgali doonaan todobaadkan shir madaxeedka wadamada Africa iyo France . Shir madaxeedkan oo ay ka [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles